CALI XAAJI WARSAME OO YIRI ALOOW GEEDKA ILA JABO,

CALI XAAJI WARSAME OO SHEEGAY IN UU U TARTAMAYO MADAXWAYNE TAASI SOO MA AHA WAX LAGU QOSLO MARKA LOO EEGO TAARIIKHDIISA..

CALI XAAJI SOOMA OGAANKARIN DADKA REER PUNTLAND EE TALEEFANADA INTA LOOSOO DIRO LA LAAYAY SOOMA AHA KOMBANIYADII UU U SHAQEEN JIRAY SOOMA OGAYN CALI SOOMA AHA NINKII XASAN DAAHIR AWAYS KA YEELAY IN UU GURIGIIA KUSOO DUULLO CALI SOMA AHA NINKA CADOWKA PUNTLAND U SOO RAACAY OO KA YEELAY HOOYADII IYO AABAHII IN UU LAAYO SOM MA AHA NINKA LEH MADAXWAYNE AYAAN ISKU SHARAXAYAA

MARKA SHAQSIGA NOOCANA MA NOQONKA SHAQSI NADIIFA ASAGA OO AAD XASUUSAN KARTO MARKII C/WALI KA DHIGAY WASIIRKA WAXBARASHADA IN UU AADAY XAMAR OO UU LASOO SHIRAY XASAN DAAHIR AWAYS IYO GURUUBKIISA
MARKA SHAQSIGA NOOCASA MA NOQONKARA MADAXWAYNE AMA QOF UMADA HOGAAMIYA OO HORMUUD U AH IYO SHAQSI UMAD OO HOR ISTAAGI KARA

MARAR BADAN AYAA WAXAA JIRTAY IN UU XAMAR AADO ASAGOO AAN U SHEEGIN DOWLADA PUNTLAND MEESHA UU USOCDO TAASI WAXAY KU TUSAYSAA IN AQLI XUMADA UU SOOMALIDA GAARSIIYAY QABIILKA ..

CALI WAXAA LA SOCDA OO LASHAQAYNAYA NIN DAGAN WADANKA NORWAYD MAGACIISANA LA DHAHO AXMED FARAX JIBRIIL OO KU MAGAC DHEER (NAA’IB) NINKAAAN OO DHIGANJIRAY KOLEEJA FARARE OO KU TAALAY MUQDISHO UUNA AHAA SARAAKIISHII DOWLADA SOMALIYA AY U DIRTAY TALYAANIGA KAASOO TALYAANIGA AY SHEEGEEN IN UU YAHAY NIMANKA NAAGAHA ISKA DHIGA KAAS OO SI DADBAN ULA SHAQAYNAYA CALI XAAJI WAXA UUNA SIINAYAA TALOOYINKA

NINKA DADKAAS AY LA SHAQAYNAYAAN MA NOQONKARA NIN DAMCA IN UU USOO ISTAAGO MASUULIYAD HEER QARAN AH MA QAADI KARAA WAXA CALI INOO SHEEGAYO SOMA AHA ALOOW GEEDKA ILA JABO

CALI XAAJI MARKUU WAIIRKA AHAA AYAA LAGU XASUUSTA IN UU AHAA DADKA QABIILKA KU SHAQAYSTA IYO QABYAALADA HADABA QOFKA NOOCASA SIDEE U HAWAYSTAY IN UU MADAXWAYNE NOQDO C/ALI GAAS AYAA KU DHALIILAY CALI XAAJI WARSAME IN UU AF HAYO OO UU YAHAY SHAQSI SHAQADIISA KASOO BIXIWAYAY.

Share "CALI XAAJI WARSAME OO YIRI ALOOW GEEDKA ILA JABO," via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Feb 28, 10 hours ago

DHAGAYSO+Madaxweyne Gaas oo jawaab lama filaan ah siiyey Faroole.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab lama filaan ah siiyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiin kale oo dhaliilayey xukuumaddiisa. HALKAAN KADHAAGYSO CODKA GAAS…

Feb 27, 23 hours ago

FAALO+PUNTLAND OO HALIS UGU JIRTA AFGAMBI & FAROOLE OO LAF DHUUNGASHAY KU NOQDAY C/WALI GAAS.

Ciidaamo qabiil ayaa shalay Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax kalfadhi ah, oo inta badan xildhibaanadu ay ka maqnaayeen marka laga reebo shaqaalihii baarlamaanka oo goor dambe laga …

Feb 27, 1 day ago

DHAGAYSO+Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Amaanka Boosaaso kadib dhacdooyinkii amni xumo Oo soo wajahday.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Taliyaha Booliska Puntlan…