CUMAR C/RASHIID C/WALI GAAS IYO DAANYEERKII WILLIE B KEEBA DADKA IYO DALKA SI NABADA KULA NOOLA.

b15871849_1888572991378490_7779627570841848224_n

 

Dhagaystayaal sanad wangsan meelkasta oo aad dunida ka joogtaan ilaahay sanadkaankiisa kale nabad barwaaqo iyo cadaalad haynooga dhigo dalkeena

Hadaba sanadkii tagay ee 2016  shaqsiga sanadkaan ugu saamaynta badnaa u aqoonsanay c/wali gaas madaxwaynaha puntland cumar c/rashiid siihayaha raysalwasaraha dalka

 hadaba labada shaqsi maxaan ku qiimaynay

 

Cumar c/rashiid iyo cabdiwali gaas

 

waxaa jiray daanyeer lagu magacaabo Willie b wuxuu  ku noola dalka maraykanka wuxuu ahaa xayawaan ixtiraama dadka iyo duunyada la nool willie b waxaan ku xasuusanaa in dadka ka agdhawaa iyo xoolaha lanoola ay nabad ka heli jireen af iyo adinba

 

hadaba cumar c/rashiid oo ah ra’’iisalwasaha dalka iyo c/wali gaaas oo ah madaxwaynaha puntland  maxa lagu xasuusankaraa ilaan willie b wuxuu lahaa taariikhdaas wana dhintaye hadaba waxa lagu xasuusankara c/wali gaas iyo cumar sanadkii tagay.

 

cabdiwali wuxu lagu xasuustaa in uu baabi’iyay dadlka puntland iyo dadka reer puntland wuxuu caayay odayaasha puntland oo ku tilmaamay kuwo wax magarata dhawaaaci ku dhwaacmay dagaaladii uu xasan ka dambeeyay ee kadhacay puntland in uu xamar inta geeyay uusan dib dambe u fiirin c/wali gaas waxaa lagu yaqaan oo uu caan ku yahay in uu xasan oo ah cadowga koowaad ee dadka iyo dalka reer puntland marwalba lasafanyahay.

 

c/wali wuxuu hormuud u yahay qalalaasasaha dhimashada iyo dhaawaca aana dhamaan ee ka taagaan gobolka mudug  dagaalada galkacyo waa mashruuc ay soo wada saxiixdaan c/wali gaas iyo madaxwaynaha damuljadiid xasan sheikh kasoo ay markay doonaan damiyaan markay doonaana kiciyaan xasan iyo c/wali

 

halkaas waxaa kaga muuqda in uusan c/wali dan kalahayn puntland raalina uu ka yahay waxa kadhaca maamulka  puntland

asagoo markasta ka eegta dantiisa gaarka iyo jeebkiisa.

 

Waxaa kale oo lagu xasuustaa in baabuurti dagaalka ee galmudug la dhexmariyay puntland laguna laayay dad reer puntland .siyaasad xumada aqlixumada  iyo doqonimada c/wali gaas dadka reer puntland waxay leeyihiin dhibtoonaye nadhaaf c/wali gaas dadka reer puntland waxay sugilayihiin waqtiga u haray wuxuu kala qeebqeebiyay oo uu kala saar saaray dadka puntland.

CUMAR MAXA LAGU XASUUSTA.

Cumar waxaa lagu xasuusta sanadki tagay heshiisyada qaabka daran ee uu ku radinayo xilka sida kuwa galmudug iyo puntland ayadoo la burburiyay hantida shacabka reer puntland oo uu marwalba ku qasbo asaga iyo caado qaataha c/wali gaas in ay heshiis qaataan dadka reer puntland bilaa sharuud ayagoo eeganaya dantooda gaar ahaaneed iyo amarka damuljadiid  tankale waxa uu  dhumiyay  booska u ku  matalo puntland ee dowlada fadaraalka waxaana uu kursiga uu ku fadhiyo ka noqda magac uyaal asagoo laga fulisto waxkasta oo laga rabo kuna saxiixa    magaca iyo sharafta umada puntland  asagoo markasta ka raaca dantiisa gaarka.

Cumar maxa lagu xasuuta in turkiga markui u tagay u yiri hadii pl wax sixixiwaayaan ana saxiixaya

(Tiisa daryeelo ayaa tukale kudara)

Waxaa ah wax  lalayaabo in cumar uu rabo in u noqdo madaxwaynaha Somalia asagoo gatay badii soomaalia bari markuu madaxwayne noqdo muxuu gadanayaa bariga somaliya ilaahay ayaa u maqan

 

Hadaba c/wali gaas cumar c/rashiid iyo willie b

yaa aqli badan wilibi  waa neef dhintay labadaana waa bini adam keeba aqli roon oo afkiisa iyo adinkisa laga magangalay

Keeba dadkooda nabad kula noola Sadexdooda yaa aqli badan yaa karti badan yaa idinla idinla  aqli badan idinkoo midna u eexanayn..

Dadka puntland Aqli xumada iyo qabyaalada inta ka batay waxay dhahaan  c/wali danbi malaha shaqada si fiican ayuu uwadaa qabiil ayay ugu hilinayaan cumar reerkiisa ayaa sooboodaya oo dhahaya  cumar waa nin fiican oo asagu waxaas masamayn indhaha iyo dhagaha waxa ka tuuray qabyaalad foolxun  halkaa waxa ku baaba’ay qaranimadii puntland reer puntland sida iskumadhaama oo qabyaaladaan iskadaya dalkiina waa burburay waa la idinkala qayb qaybiyay qabyaalad aya asaagiin idinka reebtay nimankan la xisaabtama dalkiina idinka bur buriyay oo iska cesha horta ayaga .

DHAMAAD WARIYE SHARIIFKA

Share "CUMAR C/RASHIID C/WALI GAAS IYO DAANYEERKII WILLIE B KEEBA DADKA IYO DALKA SI NABADA KULA NOOLA." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Feb 28, 10 hours ago

DHAGAYSO+Madaxweyne Gaas oo jawaab lama filaan ah siiyey Faroole.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab lama filaan ah siiyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiin kale oo dhaliilayey xukuumaddiisa. HALKAAN KADHAAGYSO CODKA GAAS…

Feb 27, 23 hours ago

FAALO+PUNTLAND OO HALIS UGU JIRTA AFGAMBI & FAROOLE OO LAF DHUUNGASHAY KU NOQDAY C/WALI GAAS.

Ciidaamo qabiil ayaa shalay Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax kalfadhi ah, oo inta badan xildhibaanadu ay ka maqnaayeen marka laga reebo shaqaalihii baarlamaanka oo goor dambe laga …

Feb 27, 1 day ago

DHAGAYSO+Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Amaanka Boosaaso kadib dhacdooyinkii amni xumo Oo soo wajahday.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Taliyaha Booliska Puntlan…