Cumar C/rashiid oo sacadaha soosocda loo magacabaayo ra”isulwasaraha dalka Soomaliya

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaa xalay ka dhacay kulan ay wada qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cumar C/rashiid Cali Sharmaake,oo ahaa safiirka dowlada soomaliya ee dalka Mareykanka ahna qofka ugu cad cad in loo magacaabo xilka Ra”isulwasarinimo

Madaxweynaha iyo Cumar C/rashiid ayaa arimaha ugu muhiimsan ee ay kawada hadleen waxa kamid ah in qaabka loo soo dhisaayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Cumar C/rashiid u magacaabo Ra’iisul Wasaaraha dalka waa hadii ay isku fahmaan qaabka ay noqon doonaan Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda lasoo dhisi doona.

Maanta ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka Ra’iisul Wasaarinimo u magacaabo Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Share "Cumar C/rashiid oo sacadaha soosocda loo magacabaayo ra”isulwasaraha dalka Soomaliya" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Feb 28, 10 hours ago

DHAGAYSO+Madaxweyne Gaas oo jawaab lama filaan ah siiyey Faroole.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab lama filaan ah siiyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiin kale oo dhaliilayey xukuumaddiisa. HALKAAN KADHAAGYSO CODKA GAAS…

Feb 27, 23 hours ago

FAALO+PUNTLAND OO HALIS UGU JIRTA AFGAMBI & FAROOLE OO LAF DHUUNGASHAY KU NOQDAY C/WALI GAAS.

Ciidaamo qabiil ayaa shalay Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax kalfadhi ah, oo inta badan xildhibaanadu ay ka maqnaayeen marka laga reebo shaqaalihii baarlamaanka oo goor dambe laga …

Feb 27, 1 day ago

DHAGAYSO+Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Amaanka Boosaaso kadib dhacdooyinkii amni xumo Oo soo wajahday.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Taliyaha Booliska Puntlan…