Dadaalada la doonaya in lagu soo afjaro colaada goballada dhexe oo bilowday

Dadaalada la doonaya in lagu soo afjaro colaada goballada dhexe oo bilowday

Waxaa kulamo loga arinsanaayo dagaaladii ka dhacay magaalooyinka dhusamareeb iyo Guraceel ayaa ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Gal-gaduud, kaa oo lagu doonayo in lagu xaliyo dagaalkii dhawaan dhexmaray ciidamada ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahl-sunna Waljameeca.

Mid kamid ah waxgaradka ku nool Magalada Dhuusamareeb ayaa Waxa uu ka codsaday in nabadda la qaato, wixii dhacayne lagu dhameeyo wadahadal.

Dadaaladan lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaaladii dhawaan ka dhacay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa waxa ay ka soconayaan magalada Dhusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud

Share "Dadaalada la doonaya in lagu soo afjaro colaada goballada dhexe oo bilowday" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Apr 23, 4 hours ago

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso oo sagaal askari oo Puntland katirsan ku dishay gudaha buuraha Galgala

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ciidan oo ay saarnaayeen askar katirsan Puntland oo marayay gudaha tuulada Galgala ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay sagaal askari,  sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sarka…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Ciidamada Dowlada oo toogtay askari dilay askari kale oo katirsan Ciidamada Jabuuti

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Hiraan ayaa waxa ay  dil Toogasho ku dileen  Askari katirsan Ciidmada Dwolada Soomaaliya oo dhawaan Degmada Bula burde ku dilay askari  Jabutiyaal ah . Dilka askarigaan ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidam…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Afdalow oo ku faanay inuu is badal ku sameeyay Amniga Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Gobalka Mudug Cismaan Xasan Cawke Afdalow oo la hadlay qaar ka Mid ah Warbaahinta ka howlgala Degaanadda Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay in isbadal weyn lagu sameyay Amniga Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha waxaa uu sheegay in xiligan…