DHAGAYSO WARAYSI C/QAADIR ADAN JENGALI C/WALI GAAS WAA NIN FUDUD.

C/QAADIR AADAM JEENGALI AYAA WARAYSI KHAAS AH SIIYAY RADIO RAJODOON

WARAYSIGAAS OO UU UGA HADLAY DHINACYO BADAN AYUU WAXA UU UGU HORAYN UGA HADLAY MADAXWAYNAHA SOMALIA OO SHIR HOOSE OO LA SHEEGAY IN UU LA YEESHAY QABIILOOYOONKA SOMALIYEED C/QAADIR AYAA YIRI INTAAN LA SOCDO MADAXWAYNAHA AYAA SHRAR GOONI GOONI AH LA EESHAY ODAY DHAQMEEDYO MAGALADA MUQDISHO MADAXWAYNAHA SI UU UHELO BAARLAMANKA IN AY U CODEEYAAN MARKA WAXA UU ULA SHIRAYAA MADAX DHAQMEEDYADA IN UU DADKIII U CODAYNLAHA SOO XULA YIRAAHDO OO BARLAMAANKA USOO XULA RAG ANIGA II CODEEYA IYO DUMAR SAAS AYUUUNA ULA SHIRAYAA WAXAAN AAMINSANAHA BARLAMAANKAAN HADA JOOGA IN UUSAN LACAGNA KU GADAN KARIN WAAYO WAY ARKEEN XASAN SHIIKH SIDA UU UMAAMUL XUNYAHAY BARLAMAANKAAN HADUU KUSOO NOQDO DOORASHADA UMALAYN MAYO IN UU DOORANAYO XASAN SHIIKH..

JENGALI KA HADLAYA HADAL KASOO YEETAY MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO UU MADAXWAYNAHA DADKA REER PL KU TILMAAMAY KUWO FUQURO AH AQOONA AAN LAHAYN AYAA YIRI MADAXWYNAHA WAA FUDUDYAHA MARKA QOFKA FUDUDNA HADALA KA DHACA HADA KA HOR AYUU C/WALI U GAFAY MADAXDII PUNTLAND ASAGOONA PL KU TILAAMAY GABAR QURUX BADAN OO NIN AAD U LIITA OO KHAMRIYA CABA AY GUURSADAAN MARWALBA UNA MALAYMAYO RAGII ASAGA KA HOREYAY IN AY KHAMRI CABIJIREE MARKA C/WALI WAA HADAL FUDAYD UGA DHACAY.

HALKAAAN KADHAGAYS WARAYSIGA OO UU LAYEESHAY SHARIIF


Share "DHAGAYSO WARAYSI C/QAADIR ADAN JENGALI C/WALI GAAS WAA NIN FUDUD." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Apr 23, 4 hours ago

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso oo sagaal askari oo Puntland katirsan ku dishay gudaha buuraha Galgala

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ciidan oo ay saarnaayeen askar katirsan Puntland oo marayay gudaha tuulada Galgala ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay sagaal askari,  sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sarka…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Ciidamada Dowlada oo toogtay askari dilay askari kale oo katirsan Ciidamada Jabuuti

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Hiraan ayaa waxa ay  dil Toogasho ku dileen  Askari katirsan Ciidmada Dwolada Soomaaliya oo dhawaan Degmada Bula burde ku dilay askari  Jabutiyaal ah . Dilka askarigaan ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidam…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Afdalow oo ku faanay inuu is badal ku sameeyay Amniga Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Gobalka Mudug Cismaan Xasan Cawke Afdalow oo la hadlay qaar ka Mid ah Warbaahinta ka howlgala Degaanadda Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay in isbadal weyn lagu sameyay Amniga Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha waxaa uu sheegay in xiligan…