May 24, 8 months ago

DHAGAYSO WARAYSI:-Maariya ibraahin c/wali gaas waa magafaha puntland

ccmariya ibraahim murux

radio rajo don ayaa waraysi layeeshay mariya Ibrahim ayaa ka hadashay arimo adan oo wadanka ah..

ugu horayntiina waxay ka hadashay dorashada la saadaalinayo in ay sanad kaanka dhacdo Somalia
dorashadaan waxay ila muuqata in ay dhici doonto laakin ay u dhici doonto si aan qurux badnayn waqti badan kama harin oo waqtigu waa ciriri xasan shiikhna waxaa lagu amray in uusan isasoo sharixi Karin marka waxa dhici karta in ay yimaadaan wax yaabo laga maarmi wayo oo waqti lagudaro waxayna u muuqata in ay dhici doono doorashada..

sidoo kale waxay maariya waxa ay soo dhawaysay sida ay jubaland u qayb sadeen kuraasta si qurux badan bay u qayb sadeen ma aha maamul goboleed waqti badan jiray hadana waxaad mooda maamul gooleed ka aragti dheer oo ka siyaasad fog dowlad goboleedyada kasii da’a wayna iyaga marka aniga way ila qurux badantahay sida ay u dhaqmeen iyo sida ay howsha u wataan waana wax lagu farxo..

maariya ayaa ka hadashay siyaasada puntland iyo xaalada hada ka tagan..

puntlnd waxay maraysaa meesha ugu danbaysay xaladeedana hada waa baba’a
xalada tii ugu xumaydna hada ayey joogta madaxwaynihii dalka maamulayay waxa laga so dhaqaajinwayay muqdisho.

wuxuu xamar u fadhiya dhabar jabintii UU sameeyay ee 4.5 mid kadaran ayuu soowada c/wali taas oo micnaheeda aan uga jeedo ay tahay wixii lagu wada sixiixay garoowe shirarkii ugu danbeeyay wixii lagu hehiiyay wax aan ahayn ayuu raba wuxuuna raba in uu bur’buriyo arimahaas ayuuna muqdisho ujooga..

Umadii dhulka joogtay way joogaan wana jogayaan midbana jirta taas o ah mid ka baxsan bini’aadanimada iyo wada dagaanaashaha iyo tolnimada intaba ka baxsan oo manta reer puntland ku dhaqmaan Puntland magacii oo kaliya ayaa hartay waa qolof waxa haray kartoon ebara wax meesha puntland ladhaho oo danbe in ay jirto umaleenmayo sool sanaag iyo cayn ha raacan Somaliland mudugna galmudug ha raacan nugaal iyo barina waxay sameen karaan ha sameeyaan waa intaas kaliya waxa haray gaas meesha uu wax kuwado waa halkaas marka maxa laga wada hadlaya waa wax lawada ogyahaye qof kastana in yaroo hunguriya ayuu u ordaya nina wax kale ka fakarimayo..

Ugu danbayn maariya ibrahin ayaa dowlada puntland u jaraysay in ay iska qabtaan magafaha puntland oo ah c/wali gaas anu c/wali waxan u aqaan in uu yahay magafe eyey tiri maaariya

HALKAN KADHAGAYSO WARAYSIGA OO U LAYEEHAY SHARIIFKA


————DHAMAAD ————-

Share "DHAGAYSO WARAYSI:-Maariya ibraahin c/wali gaas waa magafaha puntland" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Jan 17, 2 days ago

WARAYSI XIISO LEH:c/qaadir jengali ”c/wali gaas puntland wuxuu kusoo galay asagoo cayaya madaxdii ka horaysay.

Radio rajodoon oo aaad uga barateen waraysiyo xiiso leh ayaa maanta idin soo gudbinaya waraysi uulayeeshay aqoonyahan somaliyeey c/qaadir aadan jengali Jengali ayaa ka hadlay arimo badan oo Somalia iyo puntland   Ugu horayna wuxuu ka hadlay door…

Jan 16, 3 days ago

DHAGAYSO+shariif xasan oo si adag ugu hanjabay kooxdii uga guulaysatay doorashadii xamar kadhacday.

Madaxweynaha maamul gobolleedka K/Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda Bay iyo Bakool ay uga baxeen balantii ay wada galeen.   Shariif Xassan oo saxaafada kula hadla…

Jan 16, 3 days ago

Sargaal Kenyan ah oo soo bandhigay Tirada Askartii Kenya looga dilay Weerrakii Ceel Cadde.

Weerarkii dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa waxaa kasoo wareegtay mudo sanad ah. Dowlada Kenya ayaan wali shaacin qasaaraha rasmiga ah ee kas…