DHAGAYSO+Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo iyo hadalo ka soo yeeray Cali Khaliif Galayr

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa si kulul uga hadlay hadalo ka soo yeerayey maamulka Soomaaliland iyo Cali Khaliif Galayr.

Eng Camey ayaa sheegay in raadinta dhulka ka maqan Puntland aysan u oolayn dowladda oo kaliya haseyeeshee ay tahay waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland.

Waxa uu sheegay in hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif ee ahaa in Soomaaliland iyo Khaatumo ay Puntland u midoobayaan uu yahay mid layska yiri, islamarkaana aysan wax dan ahu wadin shacabka Khaatumo.

DHEGEYSO


Share "DHAGAYSO+Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo iyo hadalo ka soo yeeray Cali Khaliif Galayr" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Apr 23, 4 hours ago

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso oo sagaal askari oo Puntland katirsan ku dishay gudaha buuraha Galgala

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ciidan oo ay saarnaayeen askar katirsan Puntland oo marayay gudaha tuulada Galgala ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay sagaal askari,  sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sarka…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Ciidamada Dowlada oo toogtay askari dilay askari kale oo katirsan Ciidamada Jabuuti

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Hiraan ayaa waxa ay  dil Toogasho ku dileen  Askari katirsan Ciidmada Dwolada Soomaaliya oo dhawaan Degmada Bula burde ku dilay askari  Jabutiyaal ah . Dilka askarigaan ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidam…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Afdalow oo ku faanay inuu is badal ku sameeyay Amniga Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Gobalka Mudug Cismaan Xasan Cawke Afdalow oo la hadlay qaar ka Mid ah Warbaahinta ka howlgala Degaanadda Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay in isbadal weyn lagu sameyay Amniga Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha waxaa uu sheegay in xiligan…