DHAGAYSO:WARAYSI.FAYSAL C/ ROOBLE CUMAR C/RASHID WAXAA LOO ADEEGSANAYAA BAABI INTA PUNTLAND..

facu

AQOONYAHAN FAYSAL CABDI ROOBLE OO WARAYSI SIIYAY RADIO RAJODOON.NET ASAGOO ARIMO BADAN OO KU SAABSAN SOMALIA KA HADLA .

UGU HORAYN FAYSAL CABDI ROOBLE AYAA KA HADLAY SHIRKA XAMAR KA SOCDA EE LOOGU MAGACDARAY AAYA KA TASHIDA SOMALIA SHIRKAAN WAA SHIRKII LABAAD EE KU AADANA SIDII LA ISUGU HABAYN LAHA 2016 ISBADALKII DHICI LAHAA AMA DOORASHADII LA CAYIMSADAY INAY WAQTIGAA DHACDO MARKA SHIRKII HORE WUXUU AHAA IN LA ISBARTO OO SHEEKADA MEESHII LAGA BILAABI LAHAA FALOWGEEDA LA QABTO SHIRKAAN HADA MUQDISHO KA FURMAY WAXAA WEEYE KII LABAAD OO AHAA BAL HADA IN WAXYAABO LA ISLA HORYIMAADO U JEEDOOYIN KOOBAN SI MARKII UU XASAN NAYROBI TAGO OO SHIRKII JAMIYADA QURUMAHA KA DHAXAYSA AY ISUGU IMAANAYEEN AYADOO SIDA HADA LA SHEEGAYO LA ISKU AF GARTAY SIDII AY MEEL WAXA ISULA DHIGI LAHAAYEEN…

FAYSAL AYA A SIDOO KALE KA HADLAY MAAMUL GOBOLEEDYADA SHIRKA KA BAXAY AYAA YIRI SIDA LALA SOCDO NIDAAMNKA DOWLIGAA EE SOMALIA MUDO HADA WUXU KU ANBA QAADAY NIDAAMKAA QABIILIGAA EE LAGU DHISAY MARKII DANBANA LOOBA SHARCIYEEYAY 4.5 IN AWOODA LAGU QAYBSADO HADII MAR WIXII QANYAALAD LAGU DHISAY WUXU ISUGU BIYO SHUBANAYAAA IN AY QABYAALADAAS ISKU XULUFAYSTAAN ..

SHEEKADA SOMALIYA HADA WAXAA MOODAA IN XAFIIS QOFKA LOO DHIIBAYO AMA NINKA AWOODA SIINAYA HANOQOTO ILAA MEELAHA UGU HOOSEEYA ILAA SAFARADAHA RAYSALWASARAHA OO AWOODA UGU SARAYSA DALKABA AH IN WIXII AY NOQOTAY QABYAALADA IN LAGU QAYB SADO MARKA QOFKII SHARAF DOWLAD NIMO AAD ULA TAGI LAHAYD WAXAY NOQONAYSAA IN AAD CADIIFAD QABIIL AAD KALA SHEEKAYSATID SIDAA OGNAHAYNA RA’’IISALWASARAHA IYO MADAXWANAHABA WAXAY UMADA KU WADAAAN KULANA DHAQMAAN WAXNA KU BIXIYAAN KUNA SHEEKEEYAAN NIDAAMKAA QABIILIGAA MARKA LAGAMA FURSANAYO HADII AAN LAGA GUURIN NIDAAMNKAA QABIILIGAAA IN FIKRAD KALE OO AQLI GALA AY MEESHA U TAALA ILAA HADA KAMA HAYNO…

FAYSAL AYAA WAX LAGA WAYDIIYAY MAAMULKA UU HOGAAMIYO CABDIWALI GAAS IYO CUMAR CABDIRASHIID OO AAD MOODO IN AY LAKALA SAFANYIHIIN DOWLADA DHEXE IYO PL.

ARINTA MEESHA UGU BALAARAN EE HADA SIYAASADA DALKA TAALA WAXA WEEYE IN NIDAAMKII FADARAALIGA AHA EE LAGU HESHIIYAY IN SI KALE DUWAN OO KALA FOG LOO KALA MICNEESANAYO AMA HA NOQOTO SIDII LOO AAS AASI LAHAA QAYBAHA GOBOLADA INTA HARTAY AMA HA NAQOTO QAYBAHA SHRCIGA KU JIRA AMA AXDI QARAMEEDKA EE LAGU MAAMULAYO DALKA SIDII LOO MAARAYN LAHA WAXAAD MOODAA GAAR AHAAN FILA SOMALIA XASAN SHIIKH MAXAMUUD IYO CUMAR C/RASHIID OO KA WAKIILA IYO PUNTLAND OO C/WALI GAAS UU MADAXWAYNE KA YAHAY IN LABADAA DHINAC AAD MOODO FIKIR KOODA UUSAN ISQABAN ISKUNA IMAAN MARKA PUNTLAND AY DHINAC U ARAGTO SIDII WAX LOO MAARAYN LAHAA QOLADAAN KALE EE FILA SOMALIA FADHIDAANA AYBA RABTO WIXI LABADALAYO AMA LAGA SHAQAYSIINAYON AY SIDII AY AYDA U GARATO AY U WADO …

PUNTLAND NIN XAMAR JOOGA MADAX UMA AHA QAYNUUNKANA KUMA QORNA IN UU MADAX U NOQON KARO KAN PL KUMA QORNA KAN XAMARNA KUMA QORNA HADII SHEEKADAADA AY TAHAY QOLYAHAAN MUQDISHO FADHIYA EE PUNTLAND KASOO JEEDA MIYEEY MADAX U YIHIIN DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND JAWAABTU WAA MAYA UMA AHA MADAXMANA WAKIILAAN KALIYA WAXAY KASOO JEEDAAN GOBOLADAAS QAYBTII 4.5 GOBOLADAAS KU HELILAHAAYEEN BAA LAGU SIIYAY DADKAAN DIBADAHA AYEY KA YIMAADEEN AYAGOO BOORSADO WATA AYEY MUQDISHO TAGEEN QAARKOOD PUNTLAND MASOO MARIN HADANA MAY ARAG WAA SIDA RA’IISALWASARAHA OO KALE LABO JEER UU SOCDAAL GAABAN U TAGAY MA AHEE DHWOR IYO LABAATANKII SANO EE LASOO DHAAFAY MA UU ARAG PUNTLADN LAGAMA DOORAN XIL GAARANA UMA HAYO MARKA ASAGA IN WIXII FILA SOMALIA AY RABTO MOOYEE AY KA FULISO GOBOLADAA PL IN UU WAX UGA QABTO MOOYEE AMA LOO ADEEGSADO MOOYEE PUNTLADN XIL UMA HAYO MARKA ASAGA WUXUU DAACAD U YAHAY FILA SOMALIA MARKA WXII U KU AMRA XASAN AYUUNA MAQLAA MARKA PUNTLAND XIL UMA HAYO WAKIILNA KAMA AHA ….

FAYSAL OO WALI HADALKIISA SIIWADA AYAA KA HADLAY AMNI XUMO KA JIRTA XAMAR XASAN SHIIKH MARKII LOO DHIIBAY ARIMAHA UU AADKA AADKA UGU SOO CEL CELYAYA WAXAA KA MID AHAA IN UU NABADGALYAD SUGO SIDII XAMAR MARKII HORE AHAYD MAALINTII UU MADAXWAYNAHA KA NOQDAY WADHAANTAA LAAKIN NIDAAN UMADA SOMALIYEED OO XAMAR KU NOOLEED ADEEGA LOO FIDIN KARO LAMA HAYO DHIBTA WAYN EE KA HAYSTA DOWLADAYNTA SOMALIA OO HADAFKA AHAA AYADOO DOWLADA IN AY GAARTO 2016 XAGA NABADGALYADA IN AAD LOOGA GAABIYAY WALIBA AYNAN HAYN XAYN DAABKII ARINTAAS LAGU SOO XIRILAHAA MARKA ILAA LA ISKA DAWEEYO MAGALADA MUQDISHANA LAGU SOO DABAALO NABADGALYO TAN GAROWE JIRTA HARGAYSA ILAA INTA HELAYAAN ARIMAHA NOOCAASA WAXAY NAQONAYSAA GEDO OO LAGU DHALANTEEDAYO DOWLAD DHEXE BAA MEESHA KA JIRTA …

UGU DANBAYN AQOONYAHANKU WAXA UU KA HADLAY GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA MAAMULKA LA MAGACBAXAY SOMALILAND BAASHEE OO LAGU FEERO MEEL SHAARACA AYAA YIRI ARIN FOOLXUN AYEY AHAYD IN BAASHE IYO CIRO ISKU DHEX FEERAAN SAXAAFADA HORTEEDA AYADOO UMADA SOMALIYEED O DHAN DAAAWANAYAAN IN ODAGA WAYN EE BAAASHE UU SI XUN U FEERO CIRO ARIN FOOLXUN BAY AHAYD KHAATUMANA SIDA AY UGA HADASHAA WAY KU ADAGTAHAY MAADAMA BAASHE UU YAHA NIN KA TIRSAN MAAMULKII SOMALILAND NAFTIISII IYO SAMCADIISANA UU HALKAA U HURAY

HALKAAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA.


Share "DHAGAYSO:WARAYSI.FAYSAL C/ ROOBLE CUMAR C/RASHID WAXAA LOO ADEEGSANAYAA BAABI INTA PUNTLAND.." via

Add a comment

1 READERS COMMENTED

  1. December 2, 2015
    Intaan arkay somali wax bartay ,waligay maan arag nin ka soomaali nimo fiican , oo runta sheega. , waa nin somali wax fiican la raba, waxa uu dalku u baahnaa rag badan oo sida faysal runta sheega , Reply

Leave a reply

More in Warar
May 24, 3 hours ago

Puntland oo wax laga siiyey degmooyinka Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay  fiidkii shaaciyay magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo markii u horeysay ay ka soo muuqdeen 5 haween oo loo dhiibay degmooyinka iyo maamul goboleedyada oo ka dh…

May 24, 3 hours ago

Daacish oo sheegatay masuuliyada weerarkii Ismiidaaminta ah ee Bosaso ka dhacay

Ururka la magac baxay khilaafada Islaamka ee Daacish(ISIS) ayaa sheegatay weerar Ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Weerarkan Ismiidaaminta ah oo uu fuliyey qof naftiisa haligay ayaa la beegsaday ciidamo fad…

May 23, 1 day ago

DHAGAYSO+Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlay Safarkiisii magaalada Hargeysa

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey socdaal ku joogay magaalada Hargeysa Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galeyr. Hoggaamiye Prof. Cali Khaliif Galeyr ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo mas’uuliyiin kale oo …