Howlgalo dad AL-Shabaab lagu tuhmayo lagu soo qabqabtay oo Muqdisho laga sameeyay

Xilli maalmihi dambe ay howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ay cidamada dowlada federaalka Soomaliya ay ka wadeen xafado katirsan dagmooyinka gobalka banaadir .
Howlgalka ayaa waxaa lagu soo qabqabtay dad aad u badan sida afhayeenka ciidanka booliska Soomaliya Qaasim Axmed Rooble uu u sheegay warbaahinta , isagoo tilmaamay in ay sii wadi donaan howgaladda ay habenadi danbe ka wadaan Magalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Afhayeenka Cidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in dadaka qaarkod ay sideeyeen kadib marki ay baaritaano ay ku sameyeen isagoo intaasi ku daray in howlgaladda lagu baacsanayay dad lagu tuhunsayhaay Al-Shabaab oo xog ay ka heleen.

“ Amarka aynu ku samaynayno howgaladan amaanka la xariira waxaa si wadajir ah u soo saaray taliyaha Nabad sugida iyo taliyaha Ciidamada Boliiska”sidaasi waxaa laga soo xigtay afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed.

Baritaanada ay samaynayaan Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa ku soo begmaya xili bishan gudaheeda lagu wado in ciidamada Boliiska ay u dabaal dagaan 71 guuradii ka soo wareegatay marki la aasaasay cidanka boliska Soomaliyeed.

ishan gudaheeda lagu wado in ciidamada Boliiska ay u dabaal dagaan 71 guuradii ka soo wareegatay marki la aasaasay cidanka boliska Soomaliyeed.

Share "Howlgalo dad AL-Shabaab lagu tuhmayo lagu soo qabqabtay oo Muqdisho laga sameeyay" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Wararka
May 24, 3 hours ago

Puntland oo wax laga siiyey degmooyinka Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay  fiidkii shaaciyay magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo markii u horeysay ay ka soo muuqdeen 5 haween oo loo dhiibay degmooyinka iyo maamul goboleedyada oo ka dh…

May 24, 3 hours ago

Daacish oo sheegatay masuuliyada weerarkii Ismiidaaminta ah ee Bosaso ka dhacay

Ururka la magac baxay khilaafada Islaamka ee Daacish(ISIS) ayaa sheegatay weerar Ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Weerarkan Ismiidaaminta ah oo uu fuliyey qof naftiisa haligay ayaa la beegsaday ciidamo fad…

May 23, 1 day ago

DHAGAYSO+Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlay Safarkiisii magaalada Hargeysa

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey socdaal ku joogay magaalada Hargeysa Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galeyr. Hoggaamiye Prof. Cali Khaliif Galeyr ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo mas’uuliyiin kale oo …