Aqriso:-Tacdiyadihii loo geystay sanadkaani Warbaahinta Soomaaliyeed.

Maanta waxa ay ku beeggan tahay maalinta Warbaahinta Soomaalida, waxaa inta badan maalintani lasoo bandhigaa tacatiyada loo geystey saxaafadda, horumarka ay samaysay, iyo waliba iyada oo wacyigalin laga sameeyo sidii loo illaalin lahaa xuquuqda saxaa…