Maamulka Gobolka Hiiraan oo Dignin u Diray Dad la Sheegay in ay Hurinayaan Dagaal Beeleed.

Maamulka gobolka hiiraan ee dowlada soomaaliya ayaa waxaa uu dignin u diray dad la sheegay in ay hurinayaan dagaal beeleedyo dhowr jeer ka dhacay deegaanka deefuuw iyo ceeljaale ee isla gobolkaasi hiiraan sheikh Xusseen cusmaan cali oo ah madaxa arim…