dhageyso:-Khudbadii madaxweynaha soomaaliya ee shirkii maanta muqdisho kusoo dhamaaday.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka shirka Wasiirada Arimaha dibada dalalka IGAD, kaasi oo saaka ka furmay Hoteelka SYL oo ku dhaw xarunta Madaxtooyadda. Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay inuu aad ugu f…