Munaasabad Loogu Dabaal Degaayo Aas aaska Ciidamada Booliska oo Muqdisho ka Socoto.

Munaasabad loogo dabaal degaayo aas aaska ciidamada booliska soomaaliyeed ayaa waxaa ay haatan ka socotaa xarunta janaral kaahiye ee magaalada muqdisho . ciidamada booliska soomaaliyeed ayaa waxaa ay maanta u dabaal degayaan 71 guuradii kasoo wareegt…