Daawo Sawiro:-Kulanka Baarlamaanka oo Buuq Isku Bedelay.

kulanka Baarlmaanka oo maanta Ajandahiisa uu Ahaa Ka Doodista Cod uu u soo Gudbiyay raisul wasaaraha soomaaliya oo ku Aadanaay in Dib loo dhigo Goorta Golaha wasiirada Baarlmaanka la Horgeynaayo Iyadoo Mudanayaasha Baarlmaanka ay Arinkaasi ku kala Ar…