DHAGAYSO+Xildhibaan katirsan Puntland oo si adag uga hadlay arrintii ka dhacday Garowe.

Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahin (Jacayl) oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee barlamaanka dowladda Puntland ayaa difaacay shaqada barlamaanka Puntland, kadib gadoodkii shalay lagu sameeyay xarunta gollaha. Xildhibaankaan ayaa she…