WARAYSI PRO XUSEEN AXMED WARSAME MAAMULADA PUNTLAND KA DANBEEYAY WAA KUMEEL GAAR.

xuseen

Radio rajodoon ayaa waraysi layeesha pro xuseen axmed warsame oo ah pro wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka Canada.

Xuseen ayaa ka hadlay arimo badan oo Somalia ka mida
Ayaa ka hadlay maamulada ka danbeeyay puntland ee hada Somalia ka jira waxana uu sheegay in ay maamuladaasi yihiin kuwo ku meelgaara

Maamulka galmudug ee fadhigiisu yahay cadaado ayuu ku sheegay mid aan sharci ahayn..

Pro xuseen ka hadlay dhacdadii dowlada Kenya ay kula kacday wafdi uu hogaaminayay raii’salwasaraha Somalia oo ay Kenya u ku celisay ayra bodka

Ayaa yiri xaqiiqdii waa arin laga naxo arintaasina dowlada Kenya waa ku khaldantahay waxayna naga mudantahay ra’iisalwasaraha iyo wafdigiisaba in ay siiyaan raali galin waxana qaba waqtigii laga maarmi laha wajeer nabadna masoo kordhinayso oo Somalia ayada ayaaba ka cabsi badan hadii shabab laga baqayo shabab agteda ayuu jooga marka waxaba laga yaaba hadii ay madaxdeena ku dajiyaan wajeer in madaxdeena halkaa lagu laayo oo shabab iyo wax lamida ay ku layaan

HALKAAAN KADHAGAYSO WARAYSI prof-xuseen-axmed-warsame OO UU LAYEESHA WARIE SHARIIF


Share "WARAYSI PRO XUSEEN AXMED WARSAME MAAMULADA PUNTLAND KA DANBEEYAY WAA KUMEEL GAAR." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Wararka
Apr 23, 4 hours ago

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso oo sagaal askari oo Puntland katirsan ku dishay gudaha buuraha Galgala

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ciidan oo ay saarnaayeen askar katirsan Puntland oo marayay gudaha tuulada Galgala ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay sagaal askari,  sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sarka…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Ciidamada Dowlada oo toogtay askari dilay askari kale oo katirsan Ciidamada Jabuuti

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Hiraan ayaa waxa ay  dil Toogasho ku dileen  Askari katirsan Ciidmada Dwolada Soomaaliya oo dhawaan Degmada Bula burde ku dilay askari  Jabutiyaal ah . Dilka askarigaan ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidam…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Afdalow oo ku faanay inuu is badal ku sameeyay Amniga Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Gobalka Mudug Cismaan Xasan Cawke Afdalow oo la hadlay qaar ka Mid ah Warbaahinta ka howlgala Degaanadda Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay in isbadal weyn lagu sameyay Amniga Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha waxaa uu sheegay in xiligan…