Apr 9, 2 years ago

Prof Togane oo Dhaleeceey​ey Gudoomiyah​a Cakaara Action Group Cabdullaah​i Salaad Dude Dhibka Soomaaliya​na dusha uga tuuray beesha Daarood [Dhageyso]

http://rajodoon.net/wp-content/uploads/2014/12/Prof-Togane.jpgProf Togane oo Dhaleeceey​ey Gudoomiyah​a Cakaara Action Group Cabdullaah​i Salaad Dude Dhibka Soomaaliya​na dusha uga tuuray beesha Daarood [Dhageyso]

Gudoomiye Cabdullaahi Salaad DudeProf Maxamuud Siyaad Togane ayaa markii ugu horeysay si qoto dheer uga hadlay siyaasiyiinta beesha Daarood oo ku tilmaamay kuwo ku fashilmay hagaanka dalka

Prof Togane ayaa wareysatay Radio Rajodoon waxa uuna dhaleeceyn dusha uga tuuray Gudoomiyaha Cakaara Action Group Cabdullaahi Salaad Dude iyo Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr waxa uuna ku tilmaamay kuwo dayuusiin Daarood ah.

“Ninkaan Cakaaro aasaasay Cabdullaahi Salaad Dude iyo Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr waxa ay isku heytaan in ay yihiin odayaal Daarood laakiin ah dayuus daarood ah “

Pof Togane wareysigii sii wataa waxa uu yiri

“Soomaali waxa baabiyey waa Daarood yaa bilaabay asaasineysan Yaa Cabdirashiid Dilay Daarood, ciidamadii Soomaalida aheyd yaa ku khasbay in ay afgambi sameeyaan Daarood, yaa Hargeysa Dayuuradihii shacab ku ku laayay Daarood, waa dayuuskii Daarood”

Prof Maxamuud Siyaad Togane waxa uu ku soo gunaanaday oo yiri

Dabaal waa Daarood waxa uu dabaal ku yahay haduu dhulkaas ku maamuli lahaa cadaalad iyo xag oo uu iska dhaafi lahaa qabiilka yaa ka qaadi lahaa”

Hadalheynta kooxda Cakaaro ayaa bulshada Soomaalida ku soo badaneysay iyaga ay kooxdaas dhawaan lacag ay u uruursheen R/Wasaarihii la riday ee C/Wali Sh inkasta oo uu Prof Togane oo uu wareysiga qaybihiisa kale ku sheegay in lacagtaas aysanba gaarsiin R/Wasaaraha oo uu jeebka gashaday Gudoomiyaha Cakaaro Cabdullaahi Salaad Dude.

Share "Prof Togane oo Dhaleeceey​ey Gudoomiyah​a Cakaara Action Group Cabdullaah​i Salaad Dude Dhibka Soomaaliya​na dusha uga tuuray beesha Daarood [Dhageyso]" via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Jan 17, 2 days ago

WARAYSI XIISO LEH:c/qaadir jengali ”c/wali gaas puntland wuxuu kusoo galay asagoo cayaya madaxdii ka horaysay.

Radio rajodoon oo aaad uga barateen waraysiyo xiiso leh ayaa maanta idin soo gudbinaya waraysi uulayeeshay aqoonyahan somaliyeey c/qaadir aadan jengali Jengali ayaa ka hadlay arimo badan oo Somalia iyo puntland   Ugu horayna wuxuu ka hadlay door…

Jan 16, 3 days ago

DHAGAYSO+shariif xasan oo si adag ugu hanjabay kooxdii uga guulaysatay doorashadii xamar kadhacday.

Madaxweynaha maamul gobolleedka K/Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda Bay iyo Bakool ay uga baxeen balantii ay wada galeen.   Shariif Xassan oo saxaafada kula hadla…

Jan 16, 3 days ago

Sargaal Kenyan ah oo soo bandhigay Tirada Askartii Kenya looga dilay Weerrakii Ceel Cadde.

Weerarkii dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa waxaa kasoo wareegtay mudo sanad ah. Dowlada Kenya ayaan wali shaacin qasaaraha rasmiga ah ee kas…