Prof Togane: Safiir Axmed Ciise Cawad waa Anshax Xun Yahay anuu lacag iyo Naago ii keenay (Dhageyso)

Prof Togane: Safiir Axmed Ciise Cawad waa Anshax Xun Yahay anuu lacag iyo Naago ii keenay (Dhageyso)


Share "Prof Togane: Safiir Axmed Ciise Cawad waa Anshax Xun Yahay anuu lacag iyo Naago ii keenay (Dhageyso)" via

Add a comment

5 READERS COMMENTED

  1. January 1, 2016
    Ahmed Ciise cawad waa shaqsi aad u xishooda waana nin aan innaba lagu tilmaami karin anshax xumo. Waxaan u aqaan nin sharaftiisa iyo alla ka cabsigiisaba aad ugu adag. Waxa meesha ku qoranna was gaf. Aniga iyo Prof. Togane iyo Ahmed isse waxaan ahayn Reer Montreal waxaan u arkaa inuu Ahmed mudan yahay raalli galin. Reply
  2. January 2, 2016
    Casasaq iyo Nacas ayaa tahay odaygaan Reply
  3. January 2, 2016
    Ac ww. Salaan kadib Professor Togane waxaa uu yiri waraysigiisi anaa Alaabta guriga Safiirka Dhaqay oo Shaqo Qaran ayaan Qabtay waa wax aad loogu faano.Laakiin hadana waxa meesha ku qoran isma laha. Reply
  4. January 4, 2016
    Very good true speaking and excellent. Thank you’re Dear proficer Togane6; I hear and we’ll understand what happened during your visit in Washington D for the national Ceremony of reopening Somalia Embassy. I have receiving and unpl
    easant what has happened there.
    Why they refused you to speak? Because Gabre doest like you . We.know the president of somalia is Gabre. You think all current regime in somalia are pro Ethiopia.? Is Mr. Hassan sheikh came from ethiopia in his back ground or ethiopia they paid his Selection. money corruption.
    With you respect profisore why did you take poisoning Corruption Money from Ahmed Ciise; and who send that money? What was the aim of that money, please tell us the name.of the.women they give you you as gifts. Your.comments to good and more intersting .I like your speaking ture. Thank profasore to ganey. Excellent Reply
  5. January 11, 2016
    Dagaalkii naagaha ee hawiye lagu qaaday waan jeclahay in caawa la sheegay xiligii uu dhacay iyo siduu u dhacayba waa arin jiilka cusub loo baahan yahay inay ka faa iidaystaan guul guul the history will repeat it’s self Reply

Leave a reply

More in Warar
Feb 28, 10 hours ago

DHAGAYSO+Madaxweyne Gaas oo jawaab lama filaan ah siiyey Faroole.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab lama filaan ah siiyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiin kale oo dhaliilayey xukuumaddiisa. HALKAAN KADHAAGYSO CODKA GAAS…

Feb 27, 23 hours ago

FAALO+PUNTLAND OO HALIS UGU JIRTA AFGAMBI & FAROOLE OO LAF DHUUNGASHAY KU NOQDAY C/WALI GAAS.

Ciidaamo qabiil ayaa shalay Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax kalfadhi ah, oo inta badan xildhibaanadu ay ka maqnaayeen marka laga reebo shaqaalihii baarlamaanka oo goor dambe laga …

Feb 27, 1 day ago

DHAGAYSO+Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Amaanka Boosaaso kadib dhacdooyinkii amni xumo Oo soo wajahday.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Taliyaha Booliska Puntlan…