TOOS: U Daawo DOORASHADA GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOMAALIYA.

Halkan si toos uga daawo doorashada guddooka Baarlamaanka Federaalka oo hadda ka socota Muqdisho. Waxaa codaynaya 240 xildhibaan.

Afar Musharax ayaa u tartamaya xilka guddoonka Baarlamaanka:

  1. Musharax Maamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyihii hore
  2. Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo horey xil wasaaradeed u soo qabtay
  3. Cabdifataax Ibraahim Geeseey oo xil wasaaradeed ka haya maamulka Koonfur Galbeed
  4. Idiris Dhakhtar oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed ahna dhakhtar caafimaad

Sida la saalaaniyo, waxaa ugu cadcad Maxamed Cismaan Jawaari iyo Cabdirashiid Xiddig.

Share "TOOS: U Daawo DOORASHADA GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOMAALIYA." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Jan 17, 2 days ago

WARAYSI XIISO LEH:c/qaadir jengali ”c/wali gaas puntland wuxuu kusoo galay asagoo cayaya madaxdii ka horaysay.

Radio rajodoon oo aaad uga barateen waraysiyo xiiso leh ayaa maanta idin soo gudbinaya waraysi uulayeeshay aqoonyahan somaliyeey c/qaadir aadan jengali Jengali ayaa ka hadlay arimo badan oo Somalia iyo puntland   Ugu horayna wuxuu ka hadlay door…

Jan 16, 3 days ago

DHAGAYSO+shariif xasan oo si adag ugu hanjabay kooxdii uga guulaysatay doorashadii xamar kadhacday.

Madaxweynaha maamul gobolleedka K/Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda Bay iyo Bakool ay uga baxeen balantii ay wada galeen.   Shariif Xassan oo saxaafada kula hadla…

Jan 16, 3 days ago

Sargaal Kenyan ah oo soo bandhigay Tirada Askartii Kenya looga dilay Weerrakii Ceel Cadde.

Weerarkii dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa waxaa kasoo wareegtay mudo sanad ah. Dowlada Kenya ayaan wali shaacin qasaaraha rasmiga ah ee kas…