WARAYSI:-C/KARIIM WAGAFE ‘MADAXDA PUNTLAND MADAXNIMO AY XAMAR KA RABAAN BAY DALKOODII U IIBSADEEN.

unnamed

Radiorajooon oo aad uga barateen waraysiyo xiisaleh ayaa manta waxa uu waraysi la yeeshay aqoonyahan cabdikariim Wagaafe .

c/kariim ayaa waraysigaani uga hadlay waxyaalo badan oo somaliya iyo puntland ah.
Ugu horay waxaa waxlaga waydiiyay dagaaladaan gaalkacyo oo in badan soo laalaabtay hadana taagan oo u dhexeeya maamulada puntland iyo galmudug

Ugu horayna wuxuu tacsi u diray dhamaan dadkii ku geeriyooday dagaalka galkacyo.

Dadka reer gaalkacyo waxay ahaayeen dad shacaba oo qabiilooyin udagan gaalkacyo oo maamulkii maxamed siyaad bare markuu dumay waxaa jiray halmaamul oo puntland ah asagana waxaa moodaa in aanu weerar badan ku hayn galmudug dhibaatada gaalkacyo ka jirtana waxay bilaabatay markii la dhisay maamulka galmudug waxay ahayd maamulka galmudug in uu dadka khayr u keeno iyo nabad galyo jirta

Tiimka uu hogaamiyo c/kariim ee damul jadiid in ay khalad ka fahansanyihiin nidaamka maamulka qabiliyada in sixun u isticmaalayaan ayaga oo maamul sheeganaya oo laakiin jamciyad magac islaam wadata ay sheegtaan asaga iyo xasan iyo timaam badan inay meesha ka taliyaan dhibaatada gaalkacyo ka bilaabatay waxay salka ku haysaa maamulka galmudug nimanka jamadul jadiid ladhaho ayaa aas aasay galmudug ayagoo magaca beelahooda adeegsanaya ninkaan idinku qolana ma’aha idinku beelna ma aha ninkaan waa qolo kaleeto oo layiraahdo damuljadiid baa cabdikariim iyo tiimamkiisa ka tirsanyihin.

Cabdikariim oo wali hadalkiis sii wata ayaa sheegay in madaxda puntland u hanqal taagayaan xamar in ay xilka ka qabtaan in ay ku iibinayaan dalkooda IYO dalkoodii.
Nin xamar xilka raba madaxwyne iyo raysalwasaare karaba wax dhibaata kuma hayso in gaalkacyo lagu dhinto in puntland laqabsado iyo in dhibaato dhacdo.

c/kariim wuxuu fariin udiray Shacabka puntland waxaan leeyahay hadalada xun xun iyo weerarada iyo dagaalada idinkaga imaanaya galmudug dad aan ahayn dadkii deegaanka udhashay oo madaxtinimo doon ah ayaa dagaalkaan wada waxaana leeyahay isdifaaca oo dalkiina difaaca dadkiina difaaca oo magalada haka qixina cidii dagaal idinku timaada iska dhiciya cid aan idin imaan iyo dadka guryahiisa ha aadinina.

Galmudug waxaan leeyahay nimaankaan idaacadaha ka hadlaya oo leh dad baan xoreenaynayna iyo xuduudo ayaan furanayna waxbaan baabi’inayna 27sano ayaa dadkaan islaynayeen cid cid hada dhul kahaysatana ma jirtee beel beel ka xoog badana ma jirtee waxaan u sheegayaa walalahayo hadalaa ay idaacadaha ka yiraahdaan dadka halugoynina dadkagana habaabi’inina coladna ha u abuurin dadkaan wada dhashay.

Waxaa la waydiiyay aqoonyahan c/kariim waxa beesha caalamka iyo madaxda puntland ka dhexeya
Beesha caalamka waxaa loogeeya waxyaalo khaldan ayaa loo geeya dad ayagu dano leh oo maamulka puntland madaxdeeda ay ka midtahay madaxda galmudug ka midtahay iyo madaxda dowlada fadaraalka iyo madaxda maamulada kale si ay ayagu usii haystaan dalkaan una sii joogaan ayaga ayaa beesha calamka waxyaabo khaldan iyo wax aan sax ahayn u gudbiya..

HALKAAAN KADHAGAYSO WARAYSIGA OO UU LAYEESHAY WARIYE SHARIIFKA


DHAMAAD WARIYE SHARIIIF

Share "WARAYSI:-C/KARIIM WAGAFE ‘MADAXDA PUNTLAND MADAXNIMO AY XAMAR KA RABAAN BAY DALKOODII U IIBSADEEN." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Apr 23, 4 hours ago

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso oo sagaal askari oo Puntland katirsan ku dishay gudaha buuraha Galgala

Miinada wadada dhinaceeda lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ciidan oo ay saarnaayeen askar katirsan Puntland oo marayay gudaha tuulada Galgala ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay sagaal askari,  sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sarka…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Ciidamada Dowlada oo toogtay askari dilay askari kale oo katirsan Ciidamada Jabuuti

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Hiraan ayaa waxa ay  dil Toogasho ku dileen  Askari katirsan Ciidmada Dwolada Soomaaliya oo dhawaan Degmada Bula burde ku dilay askari  Jabutiyaal ah . Dilka askarigaan ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidam…

Apr 23, 18 hours ago

DHAGAYSO+Afdalow oo ku faanay inuu is badal ku sameeyay Amniga Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Gobalka Mudug Cismaan Xasan Cawke Afdalow oo la hadlay qaar ka Mid ah Warbaahinta ka howlgala Degaanadda Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay in isbadal weyn lagu sameyay Amniga Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha waxaa uu sheegay in xiligan…