WARAYSI:-MAARIYA IBRAAHIM MURUX OO SHEEGTAY IN MADAXWAYNAHA PUNTLAND UU WAALANYAHAY.

mariya ibraahim murux

RADIO RAJO DOON AYA WARAYSI DHINACYO BADAN TAABAYA LA YEESHAY AQOONYAHANAD MAARIYA IBRAAHIM MURUX MAARIYA AYAA KA HADASHAY SHIRKII DHACAY ISTANBUUL OO AYSAN KA QAYB GALIN PUNTLAND WAXANA AY TIRI PUNTLAND WAY KA QAYB GASHAY EE WAALOO DHIGAY KAMANA QAYB GALIN XUBNO AYAA KA QAYB GALAY MUHIIMADANA WAXAY AHAYD IN UU MADAXWAYNUHU KA QAYB GALO KAMANA UUSAN QAYB GALIN KA MAQNAASHAHA UU KA MAQANYAHAYNA WAA WAXAAN ORANKARA WAA QAYB WAALIDA KAMIDA SABABTOO AH MEELO AAN MUIIM AHAYNBA WUU TAGAYAY MUHIIMKA WAXA PUNTLAND U AH IN UU TAGO BAY MUHUUMADA KU JIRTAY AYEY TIRI MAARIYA..

MAARIYA AYAA LA WAYDIIYAY IN AY DHICI KARTO IN UU MADAXWAYNAHA PL U XILSAARAY MADAXWAYNNIHII HORE EE PL C/RAXMAN FAROOLE AYAA TIRI HADA C/RAXMAN DALKA MAMAAMULO HADUU MAAMULAYO OO GACANTA KU HAYANA SIDAAN WAXBABA UMA DHACEEN marka anuu miyir qab uma arko arintaas madaxwaynuhu wuxuu adayay meelo aan muhiim ahayn sida MARKII GALKACYO DAGAALKU KADHACAY OO DHIIGU YAALAY UU DIYAARADA RACAYAY OO UU ADAYAY MUQDISHO WAQTIGAAS MUHIIM MA AHAYN HADANA SHIRKAAN PUNTLAND WAXA UU U AHAA MUHIIM WAANA DAFIICNIMO AAD IYO AAD U LIIDATA WAANA ARIN AAN MASKAXDA BINI ADAMNAKA QADAN KARIN 0O AAD FOOLXUMO U AH IN UU KA MAQNAADO SHIRKAASI ..

AQOONYAHANA AYAA MADAXWAYNE GAAS KU TILMAANTAY MID WALAN OO DALKA HOGAAMINAYA WAXANA AY AAD UGU CEL CELISAY IN UU WALANYAHAY OO UU DHARKA QABO AYADOO SOO QADATAY TUSAALOOYIN BADAN OO AH WAX WADA JIRA ..
C/WALI DALKA MARKUU SOO GALAY WUXUU KA BILAABAY HALA II HEESO WAANA NIN WALAN OO DALKA MAAMULAYA RUNTA MARKA LAGA HADLANA PUNTLAND WAX BADAN AYAA KA KHALDAN..

UGU DANBAYN MAARIYA AYAA DADKA REER PUNTLAN KU TILMAANTAY KUWO IYAGU DADKA ISUGU NECEB IN AY ISLAAYAAN IN AY KALA GUULAYSTAAN JECEL DADKANA ISKAMA CELINO AYEY TIRI MAARIYA

HALKAAN KADHAGAYSO

Share "WARAYSI:-MAARIYA IBRAAHIM MURUX OO SHEEGTAY IN MADAXWAYNAHA PUNTLAND UU WAALANYAHAY." via

No comments yet.

Leave a reply

More in Warar
Feb 28, 10 hours ago

DHAGAYSO+Madaxweyne Gaas oo jawaab lama filaan ah siiyey Faroole.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab lama filaan ah siiyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiin kale oo dhaliilayey xukuumaddiisa. HALKAAN KADHAAGYSO CODKA GAAS…

Feb 27, 23 hours ago

FAALO+PUNTLAND OO HALIS UGU JIRTA AFGAMBI & FAROOLE OO LAF DHUUNGASHAY KU NOQDAY C/WALI GAAS.

Ciidaamo qabiil ayaa shalay Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo aysan ka socon wax kalfadhi ah, oo inta badan xildhibaanadu ay ka maqnaayeen marka laga reebo shaqaalihii baarlamaanka oo goor dambe laga …

Feb 27, 1 day ago

DHAGAYSO+Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Amaanka Boosaaso kadib dhacdooyinkii amni xumo Oo soo wajahday.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Taliyaha Booliska Puntlan…