MUNA WACAYS FIRIN: WADANKA SOMALILAND DOWLADA WAX LA YIRAAHDO LAGAMA YAQAAN IYO MEEL UU CALANKA KULMIYE KA TAAGANYAHAYNA LAGAMA YAQAAN. [DHAGEYSO]

MUNA WACAYS FIRIN: WADANKA SOMALILAND DOWLADA WAX LA YIRAAHDO LAGAMA YAQAAN IYO MEEL UU CALANKA KULMIYE KA TAAGANYAHAYNA LAGAMA YAQAAN. [DHAGEYSO]


RADIO RAJODOON AYAA WARAYSI LA EESHAY GUDOOMIYAHA Noth America EE XISBIGA WADANI MUNA WACAYS FIRIN
GODOOMIYA MUNA AYAA UGU HORAYN KA WARBIXISAY GULAHA UU GAARAY XISBIGA WADANI WAAYNA SHEEGTAY IN UU WAX BADAN WAX KA QABTAY ISLA MARKAASNA UU GAARAY WADANKA AY MAAMULO MAAMULKA SOMALILAND IN UU GAARAY TUULO ILAA MAGAALO..

MUNA AYAA LA WAYDIIYAY WAXA AY KU KALA DUWANYIHIIN XISBIGA WADANI IYO XISBIYADA KALE EE KA JIRA MAAMULKA SOMALILAN
MUNA AYAA TIRI MAGACA ISKAMA BAXO QIIMO WAYN AYEY KU KALA DUWANYIHIIN MARKA WADANI LA LEEYAHA QIIMAHA LAGU SALEEYA MARKA WADANI WAXAA LOO SAMEEYAY IN QALUUBTA DADKA IYO WADANIMADA UU ILAALIYO WUXUU KAGA DUWAN YAHAY OO KALE IN SHACABKA REER SOMALILAND UU ILAALIYO OO UU NABAD KA DHALIYO IYO HORMAR BASH BASH IYO BARWAQO GAARSIIYO WADANI WUXUU GAARAY MEEL AAN DOWLADA HADA JIRAAAYSAN GAARIN AYUU DEEEQ KA BIXIYAY DOWLADA MAANTA JIRTANA UMA GURMAN DADKA ABAAHA SAAMEEYEEN..

HALKAAAN KA DHAGAYSO CODKA GUDOOMIYE MUNA WAXANA WARAYSIGA LA YEESHA WARIYE SHARIIIF


WADANKA SOMALILAND LAGAMA YAQAAN DOWLAD MEEL CALANKOODA KULMIYE KA TAGANYAHAYNA LAGAMA YAQAAN AYEY TIRI MUNA..

DHIBAATADA DHACDA WAXAY U DHACDAA CADALAD DARADA KA JIRTA WAXAY U DHACAYSAA MAAMUL XUMADA KA JIRTA WAXAY U DHACAYSAA DADKII OO AAN LA DANAYNEEN IYO DOWLADII OO AAN GARANAYN MAAMULKEEDA AY DADKA KU MAAMULAYSO LAAKIIN XISBIGA WADANI WUXUU DOONAYAA IN UU XILKA QABTO IN AAN CIDINA CID KA SARAYN IN CIDA CID HOOS U CADAADIN IN CIDANA AAN XUQUUQDIISA LAGU XAD GUDBI KARIN AYUU XISBIGA WADANI HADUU TALADA DALKA QABTO WAX KA BADALI DOONA

UGU DABBAYN MUNA AYAA RAJO WANAAGSAN KA MUUJISAY IN TALADA DALKA UU QABAN DOONO XISBIGA WADANI.

HALKAAAN KA DHAGAYSO CODKA GUDOOMIYE MUNA WAXANA WARAYSIGA LA YEESHA WARIYE SHARIIIF

Share "MUNA WACAYS FIRIN: WADANKA SOMALILAND DOWLADA WAX LA YIRAAHDO LAGAMA YAQAAN IYO MEEL UU CALANKA KULMIYE KA TAAGANYAHAYNA LAGAMA YAQAAN. [DHAGEYSO]" via